User:Cadnaan.cx

Ka Wikipedia

Marxaladaha NoloSha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Noloshu waxay Mararka Qaarkod kugu Sintaa xaalad aad jeclaan lahayd inaanad marin balse
waxad kaga gudbi kartaa samir iyo Alle oo aad isku xidho , waayo garan maysid in aad la kulmi doonto wanaag badan oo aanad waliga ku fikirin inaad helayso. Noloshana wa mar ay ku wanaajiso iyo mar aad u degdegayso una baahantay inaad hesho wadada saxdaah ee aad ku heli karto degenaan iyo xasiloon si aad uga faaidaysato xaaladad ku jiro fursadaha dahabiga ah ee ay wadato & wanaaga ku dheehan.marnaba ma qiimaysay Bishan , wiigan ama maanta noloshadu inay tahay mida aad rabtay ? mise ku qanacsantahay inaad xaaladas ku jirto? haddii aad HAA ku jawaabto...ogoow waxad u baahantahay inaad kordhiso si wanag ka si durugsan ad u hesho iyo inaad ilaashato maqaamka aad taagantahay oo aanad hoos uga soo dhicin. haddii aanad ku qanacsanayn oo aad MAYA ledahayna meesha ka kac oo dedaal iyo Qorshe
cusub samee oo aand nolosh ku ugu qaadayso adiga ayuun ba naftada isbedel ku samayn kara oo wa Sunnatul-Allah in isbedelku ka yimado qofka marka hore , Alle uu waydiisto Tawfiiqda. waxa idiin soo diyariyay cadnaan cumer xaaji ismeal yoonis boon