User:Caqilabdalla/Bacaadka
1=Jawaabta u gaaban, waa waxqabad 2=Qofka aan waxba weydiin, wuu lumaa 3=Qofka aad wax u yaqaan ayaa aayar u hadla 4=Ma garan kartid waxa aad sameyn karto, ilaa aad isku daydo 5=Hadii aad jeceshahay waxa aad sameyneyso, waad ku guuleysaneysaa 6=Guul daradu waxaa lagu dhex qariyey guul kasta,guul kastana waxaa la socda guul daro 7=Sirta guushu waa joogtenta ujeedadada 8=80% ka mid ah guushu waa goob joognimo 9=Fikradaha oo loo badelo awood, waa sirta guusha 10=Ha tirin saacadaha aad shaqada gelisey ee tiri shaqada aad saacadaha gelisey 11=Marka ay caaradu hubkeedda isu geyso, libaax ayey ku xidhi kartaa 12=Si aad u guuleysato waa in aad guul dareysataa, maxaa yeelay waxa aad ogaaneysaa waxa aaney aheyn marka dambe in la sameeyo 13=Guushu macnaheeda waxaa weeye in aad sameyso waxa aad si wanaagsan u sameyn karto, Wixii kalena aad u dayso qof si kale u sameyn kara 14=Marka ay fikradaha oo dhami isu ekaadaan, qofna ma fekerayo 15=Guushu had iyo jeer waxaa laga helaa, baqdinta baqdinta dhabrkeed dambe 16=U cabo qof ku caawin kara 17=Waxaa laga yaabaa in aad ka niyad jabto hadii aad guul dareysato, laakiin waad rajo beeshay hadii aad isku dayi weydo 18=Guushu waxay u dhaxeysaa labo guul daro, hadii aadan lumineynin xamaasada 19=Furaha guushu waxa uu saaran yahay saacadda hurdo toosinta hoosteeda 20=Ku qiimee guushaada halka aad kaga niyad jabtey, wixii aad gaari laheyd 21=Guushu maaha furaha farxadda, lakiin farxadda ayaa ah furaha farxada 22=Illaahey ka bari in aaney guushu kaaga soo hormarin inta aadan u tabaabusheysan 23=Qaacida guu waa, waqti hore toos, aadna u shaqee. 24=Markasta uu qofku u dhawaado figta, waa markasta oo uu qofku ogaado in aaney halkaa fig aheyn. 25=Hal qof oo wax rumeysan, waxa uu u dhigmaa 99 qof oo xiisoolayaal ah. 26=Waxaa wanaagsan in aad maskaxda ku hayso, in guusha iyo guul daraduba aaney kama dambeys aheyn 27=Hadii aan la barin qofka waxa uu sameynayo marka uu guusha helo ka dib ma hanan karo libta 28=Weligaa haka hadlin guul daro, isticmaal ereyada rajo, aaminaad, kalsooni iyo guul. '''Italic text