User:Casqalaani
Appearance
Magaciisa oo dhamaystiran waa maxamed cabdullahi maxamed waxaan loogaran ogyahay casqalaani
Casqalaani wuxuu kudhashay dagmada xeraale ee goblka galgaduud ee bartamaha soomaaliya taariikhfu markay ahayd 8-2-1998kii
Casqalaani wuxuu dugsigiisii quraanka kuqaatay dagmada xeraale Kadib wuxuu galay madiriso lagu barto culuumta diiniga ah
Sanadkii 2017 bishii 7aad ayuu ukicitimay caasimada soomaaliya ee muqdisho Halkaasna wuxuu kasiiwatay shaqadiisii waxbarashada asagoo sido kale bartay mihnada saxaafada shahaadana kaqaatay Sidokle wuxuu bartay luqadaha carabi iyo english
Sanadkii 2020 ayuu Dugsi sare kaqalin badashay
Sadexdii sano ee uu casqalaani joogay muqdisho waxaa laga dareemayay isbadal aad uwayn oo dhankastaa uu uqaaday.