Jump to content

User:Cbdihafid

Ka Wikipedia

Maxamuud cisman faarah abokor(orshe cismaan qariib).

Orshe cismaan qariib waxuu dhashay badhtankii qarnigii 18naad. waxuu ku dhashay baadiyaha gobolka nugaal waa dhashay Hal wiil iyo 2gabdhood.

Qabiilka uu ka dhashay waa kaskiqabe gaar ahaan cimraan saalax muuse.

Orshe waa nabadoonka SAMAKAAB GEEDI gifi ka mid ah reer geedi.waana curadka abokor. Aabihiis cisman wuxuu ahaa nin taariikh ku leh barashada diinta waana sababta ay u raacday naanaysta QARIIB.


Orshe cismaan waxuu guursaday 7haween ah illaa iyo maanta oo ah 2022. Dadka uu dhalay, waxay dhaleen iyo waxay sii dhaleen waa tiro kabadan 400 oo qof. Duriyadiisa waxaa ka mid ah dad bulshada wax ku ool u ah sida culimo,ganacsato,siyaasiyiin iyo akhoonyahan kale.