User:Cumar cali nuur
Appearance
magaca ::: cumar cali nuur dhalashada ::: somali diiiinta ::: islam
cumar ali nuur
05/08/1991 mr cumar cali nuur waxa uu kudhashay somali gobalka banaadir ee casimada muqdisho
waxa uu dugsiga qur.ank ka kubartay isla caasimada muqdisho gaar ahaan degmada kaaraan
beel ahan wuxuu kasoo jeedaa beelweynta hawiye qaasatan abgal
barashadiisqur,anka kadib wuxuu kubiiray school privete ah oo ku yaalo isla dagmada kaaraan
2006 ayuu bilaaabay school uniform ah dugsiga hoose dhexe sare ee zaki 13/03/2009 ayu ka soo
anbabaxay somali