User:DHULWEYNAHA DAGIINE EE BANYAXOW -
Appearance
Beesha Dagiine ee Reer Shabeelle ( loona garan ogyahay 4D) waxay inta badan degtaa dhulka ku teedsan Wabiga Shabeelle ee koonfurta Soomaaliya iyo qeybo ka mid ah Gobolka Soomaalida ee Itoobiya.
Halkan waa meelaha ugu muhiimsan ee ay degtaan:
- Soomaaliya: Waxay ku badan yihiin gobollada Shabeellaha Hoose iyo Hiiraan (gaar ahaan agagaarka Beledweyne). Sidoo kale, waxaa jira dad ka mid ah beesha oo deggan gobollada dhexe sida Galgaduud iyo Mudug, iyo sidoo kale gobolka Banaadir.
- Itoobiya (Ogaden): Waxay degtaan dhulka Loo garan og yahay BANYAXOW Ee dowlad deegaanka somalida itoobiyah somaaliyana Waxey degtaa dhulka ku teedsan Wabiga Shabeelle ee deegaanka Soomaalida Itoobiya, gaar ahaan magaalooyinka Jiggiga, Godey, Kelafo, Feerfeer, iyo Mustaxiil.
- Degaanno kale: Sidoo kale, xubno ka mid ah beesha ayaa deggan qaybo ka mid ah Puntland.
Beesha dagiine ee Reer Shabeelle waa beelaha ku caanka ah beeralayda iyo xoolo dhaqatada (cow and goat) ee ku teedsan wabiga. Laamaha ugu waaweyn ee beesha waxaa ka mid ah Reer Moorye , Reer Barxeed , Reer Guryaante , Reer Rooho .
banyahow waa dhul ku yaal DDS soalida itoobiyah oo ay degaan beelaha dagiine ee rer-shabeele