Jump to content

User:Daahir Abdirahmaan Aadan

Ka Wikipedia

Daahir Carab Magaceygu waa Daahir Abdirahmaan Aadan waxaa uu ku magac dheer yahay (Daahir Carab) waxaa uu ku dhashay magaalada madaxda wadanka ee muqdisho sanadku markuu ahaa 1995.

Waxaa uu ku barbaaray magaalada Beledweyne oo ah caasimada gobolka Hiiraan, halsaak oo uu ku qaatay wax barashadiisa dugsiga hoose ilaa iyo heer jamacadeed.

Waxaa uu bartay kulliyada waxbarasha iyo barbaarinta qeybteeda culuumta xisaabaadka iyo Physicska.