Jump to content

User:Daahir Shaawey

Ka Wikipedia

Cismaan Maxamud Jimcaale Cali Cabdule Cigale abroone Muuse Cali. oo loo yaqaano (Shaawey) AUN waxuu ahaa abwaan soomaliyeed oo laga yaqaanay magalada u ku dhashay gobolka galgaduud gaar ahaan Bariga galgaduud Cismaan waxuu ku dhashay Degmada Masagawaay. 19-02-1928 waxaa uu dugsi quraanka iyo schoolka kusoo bartay isla degmada Masagawaay tariiqda markay aheyd 02-06-1955 waxuu ka shaqo bilaaway Gobolka Banaadir Waxuu guursaday waxaa u guursaday xasas badan waxaa caruur u dhashay 5 xaas. waxuu u dhalay caruur isugu jirta wiilal iyo gabdho. 8 wiil iyo 7 gabdhood. waxaa u geeriyooday 07-11-2013.