User:Dabruube Mohamed

Ka Wikipedia

Dabruube Maxamed. Beshaa Dabruube waa beel ka mid ah beelaha Direed. Dabruube maxamed waxay wada dhasheen biyomaal. Markii  uu dhintay odayga biyamaal, Dabruubr wuxuu guursaday oo uu dumaalay xaaskii uu ka geeriyooday Biyomaal isla markaana koriyay caruurta Biyomaal. Beesha Dabruube waxay kaalin mug leh ka qaadatay difaacii Somalia, waxay ku qasabtay gumeysiga talyaaniga inuu cagta soo dhigi waayo gobolka shabeelaha hoose.