Jump to content

User:Drabdifitaah

Ka Wikipedia

Asc Wr Wb Waxaan Halkaan Idiinku Soo Gudbinayaa Taariikhda samaale Iyo Sida aay iskula dhasheen Samaale wuxuu dhalay Sagaal wiil oo kala Baha ah: 1.Gardheere samaale 2.Irir Samaale 3.Mayle Samaale 4.Maqare Samaale 5.Xamare Samaale 6.Xariire Samaale 7.Gurre Samaale 8.Gariire Samaale 9.Yaabur Samaale

Samaale Mayle Mohammed Xawaadle Miilaawe Midigsame Llo'doone LO'DOONE 1: Alagumar lo'doone 2: Diintiwaaq lo'doone 3: Wacwacaale lo'doone 4: Gaadineceb lo'doone 5: Ishaarabe lo'doone 6: Walaxmooge lo'doone WACWACAALE LO'DOONE 1: abdiraxiin 2: samatalis Partial sub-clan listing of Samatalis 1. Faramage 2. Yusuf 3. Dige 4. Abdalle 1. Beesha Cabdi Yusuf A: Mataan Jalajiid 1:Reer iidle 2:Warfaa Mataan 3:Feeroole B:Cabdalla Tuur Jiilaal C:Urgaalle Jiilaal 1:Garaad Cabdi 2:Abubakar Cabdi D:Habar Bare 2. Beesha Farmagge A:Reer Ugaas Dhoore sub-clans dhoore hiraabe dhoore dalab dhoore cabdulle dhoore agoon eibakar dhoore shabeelow dhoore and more ......., B:dhaga digane ugaas guled 1-reer hilowle 2-reer liibaan 3-reer madar 4-reer xirsi cali farax (cali madax) -reer warfaa faarax -habar agaay -reer caalin -xasan guuleed 3. Beesha Dige A:Ciise Dige Samatalis B:Yabar Dige Yabar Dige: -Aadan Warsame -Oysan -uurku xeeb A:Ciise Dige: -Abrahim Ciise -Madaxweyne Ciise -Yacquub Ciise -Ibraahin Ciise (5 Yaxye) -Arwaad -Axmed Xalane -Abiiker Adam -Mataan -Yabarow

-Madaxweyne Ciise: -Cali Madaxweyne Ciise -yabar Madaxweyne Ciise¨ -Cabdalle Madaxweyne Ciise -Axmed Madaxweyne Ciise -Geedi Madaxweyne Ciise -Agoon (Cabdalla Madaxweyne) . Gudwaaq . Ciise Jabriil . Irab Abdi Weyne . Saciid Xaaji . Cigale Xaaji . yabaal Xaaji . Gaalible -Yabar Madaxweyne, adan yabar (adan dhaay) -maxamud yabar -cali yabar(cali gumadeey ) -irib xusen yabar -tuurow yabar -baane yabar -yabar madoow -cabdalle xalane -iidle yabar -guudcade yabar Ali Madaxweyne Daarood Ali Mohammed Ali Haaruun Ali

Cabdalle samatalis ●Maxamed Cabdale 1. Xasan maxamed 2 xusen maxamed Xasan maxamed •Jimcaale foodey •guleed foodey •Adan cadoow •Guleed yabarkuul •Uraab •Dhagaweyne •ciire yabarkuul Xuseen maxamed •Samatar •Liiban dhuub •faqa liiban •Suubiye ●}Idiris Cabdale ●}Aadan cabdalle ●}Saleman cabdalle •Xaragaale •gaganey •Muuse saleeban


B:Yabar Dige

-Aadan Warsame -Oysan -uurku xeeb -Aadan Warsameis, ten subclans 1:Dalabow aadan 2:Buraale aadan 3:shigow aadan 4:salaadle aadaan 5:saandadab aadan 6:xuseen aadan 7:xasan aadan


Fadlan Ha ISku Dayin Inaad Wax Kabedesho Adigoon Laxariirin Maamulka Ilaalina Xeerka Wikipediyaha Maamulak Dr Abdi Fitah Ahmed Tel 004745550781 Xawaadle waxay dagaan Hiiraan,galgaduud,shabeelada dhexe,banaadir,shabeelada hoose,jubada dhexe,jubada hoose,gedo,bay,bakool. gobolka Liibaan sida moyale,dolo addo.udet,filtu,mustaxiil,feerfeer,qallaafo.beesha xawadle waa beel facweyn leh kumana eka intaan abtiriska waxaanu idiin soo bandhigi doona saldanooyinkii beesha aay lahayd iyo meelaha aay katalin jirtay sida harar ilaa konfurta somaliya waxana kuu daliil ah majirto bel lamida besha xawadle markan u kacno dhanka abtirsiinaha waxaadna ku daremi karta sida qabiilada somaliya lagu tiriyo qabiilada ugu waa weyn aay faraacintooda kasoo jedaan besha xawaadle hada waxaan idiin soo diyaarin doonaa taariikhda besha oo dhameys tiran hadii allaha awooda leh yiraah