User:Eng Ahmed Mohamed Farah muumin

Ka Wikipedia

Ahmed Mohamed farah Cargaale wuxuu Kudhashay Tuulo Hoose tagto Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud Sanadkii 1995.

Wuxuu Dugsiga Quraanka Kudhameeyay Degmada Guriceel.

wuxuu Dugsiga Hoose iyo Dhexeba Kuqaatay Omar bin Abdiaziz primary And secondary school isla Degmada Guriceel.

Dugsiga Sare Wuxu Uga baxay Al-ma'muun Al-azhari primary & secondary school Mogadishu.

Wuxuu Kuliyada Engineeringka kabartay Jamhuriya university of science and Technology(Just).

Sanadyadii Udanbeeyay Wuxu Maadooyinka Sayniska Kadhigayay Schools badan Sida Al-ma'muun Al-azhari School, Global international Collage, Horyaal Collage of science ,Al-hidda institute of languages and scientific subjects iyo Kuwo kale