Jump to content

User:Faracadde/Af-suomi

Ka Wikipedia

af-suomi oo sida badan loo yaqaan finnish, waa afka rasmiga ah dawladda finland magaca suomi oo ah magac ay dadka reer finland iyagu isu yaqaaanaan sida caalamiga ahna loo yaqaano finnish waa mid ah afafka looga hadlo waqooyiga yurub dadka ku hadla waxaa lagu qiuaasaa ilaa 5 milyan oo ruux oo intooda badani ku nool dalka finland, afkan ayaa ah mid kamid ah afafka sida aadka ah loo hormariyey taa waxaa caddayn u ah hurumarka dhanka wikipediaha ah ee uu sameeyey maanta waxaad arki kartaa in afkani si caqliga ka weyn loogu qoray barta wikipediaha inta badan maqaallada ku jira wikiga waxaad ka heli kartaa iyagoo ah ah suomi.