User:Faradheere
Lataliya Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Somalia Maxamed Cabdi cisman faradheere[1] (Faradheere) Waxa uu ku dhashay Gobolka Faafan Ee Dawlad Degaanka Somali State Sandii 1991 tuuladda Sidan isla tuulada ayuu ku bartay Quraanka Kariimka ah Mudo ka dibna waxa uu waxbarasho u soo doontay Magalada Jigjiga isaga halkaa ka bilaabay Akhriska Kutubta Diiniga ah iyo Wax barashada Maadig ah isaga oo maraya dugsi dhexe ayuu hargaysa uga sii gudbay waxaana Galay madarasad Boodhina oo lagu xifdiyo Quraanka waxaana ka qaatay shahaada khatmul quraan.kadibna waxa halkii ka sii watay Waxbarashadiisa Maadiga iyo diiniga isaga macali ka noqday tarbiyatul islaami Mid ka mid ah dugasiyada Waxbarasahada Hargaysa Somalilnad waxaana wakhtigaa uu bartay Computer ka iyo saxaafada isaga oo la saxiibay Wariyaasha Hargaysa waxaa uuna bilaabay ka shaqaynta Mihnada saxaafada kadib 2013 9 25 ayuu aaday kismaayo oo markaa laga aas asay maamulka Jubaland waxa uuna ka mid noqday Wariyaasha Radio Kismaayo iyo waliba Radio Mustaqbal oo ku taalay Muqdisho oo uu wakiil Wareed uga ahaa isla 2014 bilawgiisii ayuu xamar u aday kadib dhibaato ka soo food saartay Maamulka oo bilaabay Tacadiga wariyaasha ka hawlgala kismaayo waxayna ahayd xili uu socday dagaalka Gornayl barrr hiiraale oo daganaa kismaayo duleed keeda kana soo horjeeda maamulka Axmed madoobe kadib Muqdisho waxa uu shaqadiisa ka sii watay Xarunta Radio Mustaqbal ee muqdisho kadibna waxa uu noqday Wakiil waredka Television Bulsho tv kadibna Television Startv oo uu agasime ka noqday kadibna Television SBC SomNews tv Warbaahin kadibna Maxakmada Racfaanka Gobolka Banaadir Xafiis keeda Warbaahinta ayuu madax ka noqday oo uu u magacaabay Gudomiyihii Wakhtigaa Abshir Cumar Cabdulaali Kadibna Xarynta Tala soo jeedinta oo mudo ka ahaa Madaxa Xafiiska Warbaahin iyo Xidhiidhka Dadwaynaha intaa kadibna Kaaliyaha Warbaahinta Ee Wasaaradda diinta iyo Aqqaafta Somalia intaa ka bacdina Waxa loo magacaabay lataliya Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada dhanka Saxaafada Isla mudo ka bacdina waxa laga dhigay Madaxa Xafiiska Warbaahin iyo Xidhiidhka Dadwaynaha Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumada Federal Somalia oo uu hayo Xilkaa ilaa hatan
- ↑ Somalia