User:Farxaannet

Ka Wikipedia

BAARDHEERE Dagmooyinka ay la leedahay xuduudaha 1. Qansaha dheere 2. Diinsoor 3. Saakow 4. Buurdhobo 5. Garbahaarey 6. Ceelwaaq  Magalada waxa dhex mara wabiga jubba oo u qeybiya qorax u dhac iyo bari  Labada gedi waxa la isaga goosha buundo  Waxa magalada soo gala afar wado oo kala ah: • Bari waxa ka soo gala wada qansaha dheere iyo beydhabo ka timaado • Koonfur waxa ka soo gala Wadada saakow • Waqooyi waxa ka soo gala Wadada garbahaareey iyo buurdhubo oo dhexda isaga soo dhaca • qorax u dhac ama qoraxsin waxan ka soo gala Wadada ceel waaq


Xafada ay ka koobantahay baardhere  Galbeed ama qorax u dhac 1. Sariinleey 2. Buulo dayax 3. Buulo gumar 4. Buulo leysaan  Dhinaca bari xafadaheeda 1. Hantiwadaag 2. Buulo kaskeey 3. Buulo kurmaan 4. Fiya afmadoow  Magalada baardheere wa magalo jameeco oo waligeed ka talin jirtay magalada nolosheedu waxay ku xerantahay 1. Xoolaha nool 2. Beeraha 3. Ganacsato  Magalada waxay can ku tahay beerista tubaakada iyo basasha  Magalada qabiilada dago wa mareexan raxanweyn asharaf iyo jareer  Tuulooyinka ugu muhiimsan ee galbeedka (gedo) 1. Faafaxdhuun 2. Sidimo 3. Daar  Dhinaca bari tuulooyinka ka xiga 1. Caanoole 2. Ceelcilaan 3. Buulo weyn  Magalada waxay leedahay ayraboor oo ku yaala dhanka bari ee magalada  Waxay ledahay jamacad magaceedana la dhaho gedo university  Dugsiyada hoose dhexe iyo sare way badanyihin way ku yaalaan hadaan mid ka soo qaato hirda oo ah dugsiga sare dugsiga dhexe shaafici brimary school  Radio fm la dhaho markableey  Waxa magalada ku yaalo suuq wayn oo xolaha lagu kala gato loona wado mogdisho kismaayo xolaaha dhoofiyo wuxuna suuqa ku yalaa tulada kurmaan