User:Furoole

Ka Wikipedia

Furoole (Af English Furoale) waa deegan kamid ah Deegamooyinka qadiimiga ee gobalka hiiran Deeganka furoole waa deegan 25 km dhanka wooqi kaga beegan magalada Buloburde ee gobalka hiiran dhanka bari waxaa ka xiga degmada Buqaqable sido kale dhanka waqooyi bari deeganka Wabxo ayaz ka xiga Furoole waa deegan caan ku ah beeraha sido xolaha Ariga loda geela, furoole wa deegan leh schoolo iyo dugsiyo wax barasho.