User:Gidir karanle

Ka Wikipedia

Genealogy: Karanle Hawiye Irir SamaaleMohammad Hiil Abrone Hooyo: Carabo Carruurtii uu dhalay:- Kariye Karanle Hawiye Gidir Karanle Hawiye Fadumo (Faceey)Karanle Hawiye Saxowle Karanle Hawiye Wadere Karanle Hawiye. (Genealogy is the study of families, family history, and the tracing of their lineages.) Genealogy: Gidir karanle wuxuu ukala baxaa 5. Wareegle wa imasa

Abshacle Aw bakar ama Abokar Warneef Raarey (ilmaheeda ) . Karanle Hawiye wuxuu ukala baxaa sidan hoos ku xussan:- Gidir Aabe: Karanle Hawiye Irir Carruurtii: Gidir (Caasha (Raarey) and Laabkiciye) Kaariye Karanle Hawiye Carruurtii: Kaariye (Afxaajow and Laabsuge) Fadumo Karanle Hawiye Carruurtii: Fadumo (Ilma Gurgaarte) Saxowle Karanle Hawiye Carruurtii: Saxowle Karanle (Baalow, Baad and Buraale/Sanburo) Wadeirle Karanle Hawiye Carruurtii: Waadeere(Adari) (Mursal(Murusade) Waadeirle Karanle (waxaa loogu magac daray halkii uu ku dhashay ee ahayd Adari ama Harar(Murusade- Heri-diid yaaraankii karanle) Mursal "Murusade" Waadeere Karanle Hawiye Irir Samale Mohammad Hil Abrone Caaisha Gidir (Raarey) waxay dhashay Sacad iyo Saleebaan balse waxaa kale oo ay nuujisay oo ay soo kor satay kuwa kale Madarkicis wuxuu ka keenay xaaskiisii hore 2ba wiil oo agoon ah una keenay guriga Caasho Gidir(Raarey) si ay u daryeesho ama u koriso. Waxaa xitaa la sheegaa inay naas nuujisay sida wiilasheeda oo kale. Mahamed "Ayr" Madarkicis Hirab Ibraahim "Sarur" Madarkicis Hirab Qoraalkan waa mid qabyo qoraal ah waxa aan rabaa in aan mid mid u dul istaago dhamaan carruurta ilma karanle Hawiye. Qormada maantana waxaan diirada ku saarayaa curad xigeenka beelweynta Karanle. Gidir Karanle waa Curad xigeenka Aabe Karanle Hawiye Curadkii Xaaji Axmed Hawiye.Gidir waa ugaaska shanta ilma karanle ahna ugaaska guud ee beelweynta Hawiye(Soomaali galbeed) halka kaariyena uu ahaa Boqorka(xilliggii ay beelweynta Karanle ay wada deganaayeen) Saxowlena uu ahaa Garaadka Waadeerena uu ahaa Wabarka. (Waaderle mursal wuxuu ku badan yahay gollada dhexe illaa Benadir iyo shabeelooyinka Soomaaliya wuxuuna hadda leeyahay ugaas ugaar ah waana mid qura dhammaan gobolladaas aan soo sheegay) Beesha Gidir karanle waa mid ka mid ah beelaha hawiye kana mid 5ta ilma Karanle Hawiye. Gidir karanle waxa uu degaa guud ahaan deegaanadda somaliyeed. Gidir karanle wuxuu degaa deegaano kala duwan oo aad u kala durugsan, gaar ahaan waxa cududiisa lagu tilmaamaa in ay degaan dhulka Soomaali galbeed illaa Bay iyo Bakool., Runtii Gidir karanle haddii hal deegaan lagu kulmin lahaa waxaa ay ku qiyaasayaan dadka qaaillada yaqaan in uu la ekaan lahaa ama ka badan lahaa beesha Hiraab. Gidir karanle waa kan dhalay Habar-Gidir, Habargidirna waad aragteen inta ay la' egtahay taasi waxaa u suura geliyay in ay meelo kooban ay kuwada uruursan yihinn. Haddii aan si kooban aan u magacaabo qaar ka mid ah deegaanadda Gidir Karanle uu dego waxaa ka mid ah:- Nageele illaa Qarsaaduula (oo ka koobantahay 6 tuulo oo waaweyn) waana dhulka uu kabaxo bunka iyo qamadiga ugu bada guud ahaan dalka Ethiopia waa dhul khayraad badan leh sida xoolaha, Dahabka/Macdanta iyo beeraha IWM,. Dhulkaas oo loo yaqaanay waaxda Sidaamo. 2bada Iimeey (waa bari iyo galbeed), 2badan degmo waxaa hoos yimaado illaa 104 tuulo oo safan webi shabeele hareeerihiisa runtii waa dhul hodan ah xagga beeraha , xoolaha IWM. Waxaana loo yaqaanay waaxda Baale.Gidir Karanle oo ah Ugaaska guud ee beesha Karanle Hawiye ahna sidoo kale ugaaska guud ee beelweynta Hawiyaha Soomaali galbeed. Deegaanka Hawiye laga soo billaabo Fiiq illaa Hawaash, ugaaska guud ee beesha Karanle Hawiye ahna kan guud ee beelweynta Hawiye waa Reer ugaas Aadan Karkoore halka deegaanka 2bada Iimeeyna ay ka yihiin ugaaska guud ee karanle reer Ugaas Bede Ugaas Mahad Rooble. dhulka ugu ballaaran ee uu dego waxaa lagu tilmaamaa dhulka u dhexeeyo fiiq illaa Hawaash valley (Mulli, Baabili, Erar, Adari/Harar illaa Hawaash). Sidoo kale meelaha kale ee uu dego, sida Nageele, Iimeey, Bay iyo Bakool. ay la degaan dhammaan wallaalihiis ilma Karanle (Kaariye, Saxowle, Waadeirle/Murusade iyo Faadumo Faceey carruurteeda) haba ku kala badnaadaanee. Gobolladda Xorta ahna wuxuu degaa Gobolka Bay iyo Bakool IWM. Beelaha Karanle waxaa aad loogu xussuustaa halgankii taariikhiga ahaa ee IMMaam Axmed Ibraahim Muxammad(Immaam Axmed gureey). Immaamkii Diinta Islaamka ku fidiyay guud ahaan bariga afrika aadna loogu xussuuto dagaaladii uu ku qaatay Boqortooyaddii Abasiiniya/Ethiopia iyo Boortaqiiskii usku soo bahaystay) casharo taariikhda galayna reebay. Genealogy: Immaam Axmed Ibraahim "Gureey" Aabe: Garad Ibrahim "Gazi" Garaad Mohammad Garaad Cali. Carruurtii ay dhashay Bati Deilombira "Deil Ambara[Cambaro]" Immaam Mahfuz. 1- Moxammad Immaam Axmed Garaad Ibraahim 2- Naaji Imaam Ahmed Garaad Ibraahim 3- Fardowsa Garaad Ibraahim Garaad Moxammad. Garaad Ibraahim "Gaazi" Garad Mahamed Garaad Cali "Gasasle" Garaad Maxiiqe Ooye Baalow Saxowle Karanle Hawiye Irir Samale Mohammad Hil Abrone Written By: SAACID UGAAS Bede Mahad.

FG. Haddii aan wax ka tegay ama ay wax iga dhimanyihiin waad ku dari kartaa waadna ka reebi kartaa mahadsanid.