User:Gulet eit
Appearance
Sacad muuse waa qabiil ka tirsan qabiilada ugu badan somalida gaar ahaan qabiilka habar awal isaaq waa qabiil daga somaliland jabuuti Ethiopia somalia waa qabiilka ugu tirada badan qabiilka isaaqa waxa uu mojar ka yahay somaliland
Waxa ka dhashay dad badan oo caana waxana ka mida madax weynaha somaliland mudane mudane muuse biixi abdi
Dadka caanka ah ee ka dhashay qabiilka abwaan c/lahi suldaan tima cade