User:Hamid229
Appearance
Beesha ReerBeesha reer Xasan waa beel kamid ah beelaha Mareexaan ee Degan Gobolka Deggan ee Koonfurta Soomaaliya. Beesha oo ah tan ugu balladhan Beelaha mareexaan ee Gedo waxa ay sidoo kale si baaxad leh u degtaa Gobolka Soomaalida Itoobiya iyo Jubboyinka.
Lafaha beesha Reer Xasan.
1. Reer Yusuf
2. Ibraahiin
3. Waqmaashe
4. Gumurwaaq.
Reer Yuusuf ayaana usii Qaybsamo.
1.Abtidoon
2. Reer Jabriil
3. Cadaawe
4. Reer Caafi
5. Reer Warmooge
6. Maxamud Harun
7. Axmed Harun
8. Bees
Xasan