User:Hamzahe.252/Bacaadka
XAFIISKA XISAABIYAHA GUUD EE DOWLADDA
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Dowladda (Office of the Accountant General of the Federal Government of Somalia) waxaa la asaasay 1960 waa hay’ad muhiim ah oo ka tirsan wasaaradda maaliyadda [Wasaaradda Maaliyadda 1] mof.gov.so xilsaaran maamulka, ilaalinta, iyo hufnaanta dhaqaalaha dowladda.
Xafiisku wuxuu door weyn ka ciyaaraa nidaaminta iyo ilaalinta xisaabaadka dowladda, isagoo hubinaya in lacagaha dadweynaha lagu maamulo si waafaqsan sharciga, daahfurnaan, iyo isla xisaabtan.
Taariikhda Xafiiska
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Xafiiska Xisaabiyaha Guud wuxuu leeyahay taariikh soo jireen ah oo la xiriirta dhismaha dowladnimada Soomaaliya. Waxaa la aasaasay xilligii dowladdii rayidka ahayd 1960,
Waxaana dib loo hawlgeliyay si rasmi ah ka dib burburkii dowladnimada 2004, iyadoo qeyb ka ah dib u habeynta maaliyadda dowladda (PFM Reform). Xafiisku wuxuu marag ka yahay safar dheer oo ku wajahan dhisidda hufnaan maaliyadeed oo casri ah.
Cite error:<ref> tags exist for a group named "Wasaaradda Maaliyadda", but no corresponding <references group="Wasaaradda Maaliyadda"/> tag was found