Jump to content

User:HuliyaHubeer/Bacaadka

Ka Wikipedia

Beesha Huliya Hubeer

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Beesha Huliya oo kamida beesha Hubeer Ali Yaabuur Samaale Hiil Abroone. Waxey ka mid yihiin beelaha Soomaaliyeed aad loogu yaqaano geesinimo, sharaf, cudaad iyo hantiboo. Beesha Huliya oo aqoonyahano, xoolo dhaqato iyo beeraleey u badan balse waxaa kale ee beeshu leedahay xirfaddo kale ee ganacsiyadeed oo ay nooloshoodu ku maareyaan meelkastaa oo ay ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya. Huliya waxay u kala baxaan dhowr jufoo oo kala ah ReeReeji oo curaadka ah iyo Iyaanle oo ah yaraanka beesha Huliya. Beesha Huliya ee Hubeer waxey deegaan dalka Soomaaliya, Itoobiya, Kenya iyo wadaamada calaamka oo idil.

Beesha Huliya Hubeer waxey aad u degtaa degmada Wanlaweyn waxeyna laa saami-qeybsi yihiin beelaha Shanta caleemood oo katirsan 7'da awDigil ee ku badan gobolka barwaaqada ee Shabellaha hoose.

Huliya oo ah yaraanka beesha Hubeer ahna cudaada beesha Hubeer wuxuu u kala baxaa labo beelood oo kala ah:

1. ReeReeji oo curudka ah

2. Iyaanle

Reereeji isagana wuxuu u kala baxaa labo beelood oo kala ah:-

1. Reer aw-Cumaarow  oo curadka ReeReeji.

2. Reer aw-Hartiyow oo yaraanka ReeReeji

Reer aw-Cumaarow wuxu u kala baxaa:

1. Reer aw-Adde oo curudka aw-Cumaroow ah.

2. Reer aw-Rijaal

3. Reer aw-iKaar

4. Reer aw-Dhayoow oo yaranka aw-Cumaaroow ah.

Hartiyow wuxuu u sii kala baxaa

1. Beri Hartiyow oo curadka aw-Hartiyoow ah.

2. Cabdalla Hartiyow oo naaneestiisu tahay (aw-Haareed) oo yaraanka aw-Hartiyow ah.

Iyaanle isaganaa wuxuu u kala baxa saddex beelood oo kala ah:

1. Reer Culumaad oo curudka Iyaanle ah.

2. Arin gumeed.

3. Hurguma oo yaraanka Iyaanle ah.