User:Ibrahim Qaboojiye
Appearance
Ibrahim Qaboojiye Waxa Uu Ku Dhashay Degmada Moqokori Ee Gbolka Hiiraan Sanadkii Dabayaaqadii Burburkii Dowladdi Kacaanka, Waxa Uu Waxbarashadiisa Hoose Iyo Dhaxe Kusoo Qaatay Moqokori Waxa Uuna Ku Dhameey D/Sare Caasimada Somalia Ee Mugadisho, Haddana Ku Nool Dalka Germany, Ahna U Dhaq-dhaqaaqaha Nabad-Gelyada Iyo Xasiloonida Soomaaliya