Jump to content

User:Idaawaqaca/Bacaadka

Ka Wikipedia
dhanbaal qiima badanoo qalbiyada dadka is jecel

Xusuus qaali noqotiyo Qiira badan kugu rebto Loo qada qushuucaan Qiyaas kuugu diray Naftaydaay hadaan qiro runteyda Waxa qaabkan ii dhigay Waa qoom jaceel qalbigeyga gaarte Qoraxdii dhaceyysaba Qaadir waxaan ka tuugaa Inaan qoys ahaanee Ila qeybso dhankaaga Qiilka aan heystana waa Qowlkaaga wacaniyo Qiyaastaat u dhalatee qorax subax la moodyaay qalbikaa ku raacoo Ilaa iyo qiyaamaha kaa quusan maayee ila qeybso caashaqa