|



| Tallo, Tusaale & Su'aal |
|
Waxaan ahay nin jecel horumarinta Luuqadeena Hooyo, wixii horumar leh taageera, isla markaana jecel wanaaga iyo bulsho la dhaqanka wacan. Waxaan aad u jecelahay in la helo macluumaad cilmiyeysan oo ku qoran Af-Soomaali. Wixii awoodeyda ah waan ka qeeyb qaadan shaqadaas. Wixii macluumaad ama su'aal ah fadlan fariintaada iigu qor Bogeyga wadahadalka.
Maahmaah ayaa tidhaahda "Hadal nina si u odhay nina si u qaadey"; taasi oo macnaheedu yahay in dadku isku si wax u arkin isla markaana aanay lahayn fikrado siman. Sidaasi darteed waxaan kaa codsanayaa hadii aad i dhaliisho, fahmi weydo wax aan sameeyay, aad rabto inaad ila taliso ama wax ii sheegto intaba waxaan ku soo dhaweeynayaa gacmo furan. Anigu intii karaankeeyga ah waxaan ku dadaalayaa inaan dhexdhexaad ahaado isla markaana la shaqeeyo qof kasta. Mar kale, hadii aad qabto su'aal, ama heyso talo iyo tusaale, aad isleedahay wax u sheeg ama ku darso; aad ayaan usoo dhawaynayaa inaan dadka kale wax ka maqlo, fadlan iigu qor bogayga wadahadalkeyga |
| Howlaha iyo Shaqada halkan |
|

Waxaan ahay isticmaale oo Raba inuu wikipedia Soomaali ku biiriyo maqaalo badan wax tar leh aan ilaaliyo bogaga muhiimka ah iyo in aan dib u hagaa jiyo bogaga lagu ciyaaray. |
| Xasuusin |
|

Ku soo dhawoow Boggayga! Waxaan fariintaada kuugu soo jawaabi Boggaada, hadii aad tahay qof aan ciwaan ku lahayn wikipedia, halkan ayaan kuugu soo jawaabi.
Marka aad fariin ii reebeysid fadlan talaabooyinkan raac:
Waa in qoraalkaagu yeeshaa ciwaan sare adigo ku qoraya khaanada eey ku qoran tahay (subject/headline).
Hadii ay fariintaadu ka hadleeso Bog, fadlan ku qor magaca bogga.
Fadlan fariintaada haku darin fariimaha kale, qeyb yar oo cusub bilaaw.
Ha ilaawin inaad saxeexdo.
Fadlan wax cay ah ama aflagaado ah haku qorin meeshaan.
Fariintaada meeshaan ku qor (Riix)
Xasuusnoow Qodobadan
Dadka dhamaantiis qof kasta wuxuu u qalmaa sharaf iyo xurmo. Dadka qadari si adiga laguu qadariyo.
Wikipedia Soomaaliga qof ama koox si gaar ah u leh ma jirto; waa bar internet ka dhexeeysa dadka oo dhan isla markaana loogu talogalay ineey ka faa'iideeystaan inta fahmeysa luuqadani.
Waajib ayaa kaa saaran horumarinta luuqadeena hooyo, sidaas darteed ka qeyb qaado horumarka bulshadaada.
Qof waxkasta aqoon u leh ma jiro. Hadii aad wax fahmi weydo ama kugu adkaato, fadlan codso caawin.
Isticmaale kasta wuxuu leeyahay bog la dhaho "Bacaadka" kaasi oo loogu tallogalay in qofku ku soo tabobarto isla markaana ku qoro dhamaan qoraalka aan micno iyo faa'iido midna u lahayn bulshada. Fadlan isticmaal boga bacaadkaaga si aad u tijaabiso dhamaan qoraalada aad sameeyneso.
Luuqadeena Af-Soomaaligu weli ma qaangaadhin, sidaasi darteed waxay leedahay gef iyo khaladaad badan oo ku saabsan isticmaalka naxwaha luuqada, marka isku day inaad qorto wax dadka kale fahmi karaan si looga faa'iideeysto.
Markasta xasuusnoow ujeedada Soomaali Wikipedia u furan yahay waa in bulshadu ku kala faa'iideeysato marka adigu ha noqon mid lagu khasaaro! |
| Igu saabsan |
|
Waxaa ahay Maamulaha wikipediaha qeeybtiisa afka-soomaaliga. waxaa aad u rabaa in aa kordhiyo ama aqoontayda ku darsado wikipediaha luqada afka Soomaaliga. Waxii caawin ah ama su'aal ah fadlan fariintaada iigu qor Bogeyga wadahadalka mahadsanid. |
| Maqaaladii ugu dambeeyay |
- 15:2115:21, 16 Luuliyo 2026 Caluumta Siyaasadda (taariikh | wax ka badal) [1,446 bayt] BARRE IBRAAHIM FAARAX (wadahadal | ku darsasho) Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada Nuxurka turjumaadda Tarjumaadda qaybta
- 11:0411:04, 16 Luuliyo 2026 Bad Hönningen (taariikh | wax ka badal) [4,075 bayt] Isma4l (wadahadal | ku darsasho) Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- 11:0311:03, 16 Luuliyo 2026 Bad Honnef (taariikh | wax ka badal) [10,384 bayt] Isma4l (wadahadal | ku darsasho) Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- 11:0011:00, 16 Luuliyo 2026 Bad Herrenalb (taariikh | wax ka badal) [3,046 bayt] Isma4l (wadahadal | ku darsasho) Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- 10:5910:59, 16 Luuliyo 2026 Bad Heilbrunn (taariikh | wax ka badal) [1,177 bayt] Isma4l (wadahadal | ku darsasho) Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- 10:5710:57, 16 Luuliyo 2026 Bad Grund (taariikh | wax ka badal) [2,177 bayt] Isma4l (wadahadal | ku darsasho) Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- 10:5510:55, 16 Luuliyo 2026 Bad Grönenbach (taariikh | wax ka badal) [4,281 bayt] Isma4l (wadahadal | ku darsasho) Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- 10:5310:53, 16 Luuliyo 2026 Bad Griesbach (taariikh | wax ka badal) [3,404 bayt] Isma4l (wadahadal | ku darsasho) Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- 10:5110:51, 16 Luuliyo 2026 Bad Godesberg (taariikh | wax ka badal) [12,133 bayt] Isma4l (wadahadal | ku darsasho) Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- 10:4910:49, 16 Luuliyo 2026 Bad Gandersheim (taariikh | wax ka badal) [7,229 bayt] Isma4l (wadahadal | ku darsasho) Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- 10:4710:47, 16 Luuliyo 2026 Bad Füssing (taariikh | wax ka badal) [2,526 bayt] Isma4l (wadahadal | ku darsasho) Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- 10:4610:46, 16 Luuliyo 2026 Bad Freienwalde (taariikh | wax ka badal) [7,534 bayt] Isma4l (wadahadal | ku darsasho) Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- 10:4410:44, 16 Luuliyo 2026 Bad Essen (taariikh | wax ka badal) [2,220 bayt] Isma4l (wadahadal | ku darsasho) Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- 10:4210:42, 16 Luuliyo 2026 Bad Endorf (taariikh | wax ka badal) [2,193 bayt] Isma4l (wadahadal | ku darsasho) Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- 10:4010:40, 16 Luuliyo 2026 Bad Endbach (taariikh | wax ka badal) [13,079 bayt] Isma4l (wadahadal | ku darsasho) Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- 10:3810:38, 16 Luuliyo 2026 Bad Emstal (taariikh | wax ka badal) [1,566 bayt] Isma4l (wadahadal | ku darsasho) Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- 10:3710:37, 16 Luuliyo 2026 Bad Eilsen (taariikh | wax ka badal) [1,780 bayt] Isma4l (wadahadal | ku darsasho) Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- 10:3510:35, 16 Luuliyo 2026 Bad Dürrheim (taariikh | wax ka badal) [2,411 bayt] Isma4l (wadahadal | ku darsasho) Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- 10:3310:33, 16 Luuliyo 2026 Bad Düben (taariikh | wax ka badal) [4,328 bayt] Isma4l (wadahadal | ku darsasho) Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- 10:3110:31, 16 Luuliyo 2026 Bad Doberan-Land (taariikh | wax ka badal) [1,162 bayt] Isma4l (wadahadal | ku darsasho) Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
Liiska soo gaabinta:
- D
- Wikidata wax ka badal
- C
- Wax badalkaan wuxuu abuuray bog cusub (sidoo kale eeg liiska bogagga cusub)
- y
- Kan waa wax badal yar
- b
- Wax badalkaan waxaa fuliyay bot
- (±123)
- Qaadka bogga wuxuu ku bedelmay tirada halbeega baytka
16 Luuliyo 2026
- duwanaantaariikh Beesha Iidle Biciide 22:10 +35 ~2026-39771-00 wadahadal Calaamado: wax ka badalka muuqaalka ah wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- duwanaantaariikh Beesha Iidle Biciide 22:02 +165 ~2026-39771-00 wadahadal Calaamado: wax ka badalka muuqaalka ah wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- duwanaantaariikh Beesha Iidle Biciide 21:58 +397 ~2026-39771-00 wadahadal Calaamado: wax ka badalka muuqaalka ah wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- duwanaantaariikh Beesha Iidle Biciide 21:50 +624 ~2026-39771-00 wadahadal Calaamado: wax ka badalka muuqaalka ah wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- duwanaantaariikh Beesha Iidle Biciide 21:26 +1 ~2026-39771-00 wadahadal Calaamado: wax ka badalka muuqaalka ah wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- duwanaantaariikh Beesha Iidle Biciide 21:23 −3 ~2026-39771-00 wadahadal Calaamado: wax ka badalka muuqaalka ah wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- duwanaantaariikh Beesha Iidle Biciide 21:23 +453 ~2026-39771-00 wadahadal Calaamado: wax ka badalka muuqaalka ah wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- duwanaantaariikh Beesha Iidle Biciide 18:54 +105 Abdirahman yaasin Cabdi wadahadal ku darsasho Calaamado: wax ka badalka muuqaalka ah wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- duwanaantaariikh Beesha Iidle Biciide 18:10 +92 Abdirahman yaasin Cabdi wadahadal ku darsasho Calaamado: wax ka badalka muuqaalka ah wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- duwanaantaariikh C Template:NFL Year 17:52 +538 Isma4l wadahadal ku darsasho Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- duwanaantaariikh C Template:Convinfobox/prisec3 17:50 +1,384 Isma4l wadahadal ku darsasho Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- duwanaantaariikh C Template:Infobox NFL biography 17:46 +58 Isma4l wadahadal ku darsasho Calaamado: Dib u hagaajin cusub wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- duwanaantaariikh C Template:Ushr 17:35 +2,711 Isma4l wadahadal ku darsasho Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- duwanaantaariikh C Template:US State Abbrev 17:33 +1,356 Isma4l wadahadal ku darsasho Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- duwanaantaariikh Category:Commons link is locally defined 17:30 +7 ~2026-40127-84 wadahadal Calaamad: wax ka badalka muuqaalka ah
- duwanaantaariikh Colin Allred 17:30 −1 Isma4l wadahadal ku darsasho Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- duwanaantaariikh C Category:Commons link is locally defined 17:29 +132 ~2026-40127-84 wadahadal Calaamad: Tafatirka muuqaalka: Waa la beddelay
- duwanaantaariikh Colin Allred 16:39 +16 Armadillo Jack wadahadal ku darsasho Calaamad: Tafatirka muuqaalka: Waa la beddelay
- duwanaantaariikh C Caluumta Siyaasadda 15:21 +1,446 BARRE IBRAAHIM FAARAX wadahadal ku darsasho Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada Nuxurka turjumaadda Tarjumaadda qaybta
- duwanaantaariikh C Bad Hönningen 11:04 +4,075 Isma4l wadahadal ku darsasho Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- duwanaantaariikh C Bad Honnef 11:03 +10,384 Isma4l wadahadal ku darsasho Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- duwanaantaariikh C Bad Herrenalb 11:00 +3,046 Isma4l wadahadal ku darsasho Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- duwanaantaariikh C Bad Heilbrunn 10:59 +1,177 Isma4l wadahadal ku darsasho Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- duwanaantaariikh C Bad Grund 10:57 +2,177 Isma4l wadahadal ku darsasho Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- duwanaantaariikh C Bad Grönenbach 10:55 +4,281 Isma4l wadahadal ku darsasho Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- duwanaantaariikh C Bad Griesbach 10:53 +3,404 Isma4l wadahadal ku darsasho Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- duwanaantaariikh Bad Godesberg 10:52 −22 Isma4l wadahadal ku darsasho Calaamado: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
| |