User:Ismail Aarke
Appearance
Goobaha ku Yaalo Xaafada Kacaanka ee Caanka Ah Waxaa Ka mid ah Masjidka Al-Raxmaan oo ka soo horjeedo Wabiga. Waxaa ka mid ah Helada Loo yaqaano heli godey. Waxaa ka mid ceelka Biyahay oo ka soo Hor jeedo masjidka Al-Raxmaan. Waxaa sidoo kale ka mid ah Schoolka Xaajiyo Maka Farey Premier And Secondary School oo ku yaaloa Xaafada New Kacaan,masjidka Alsafa iyo goobo kale oo ka mid ah.
Xaafada Kacaanka waxaa ka dhisan 12 kooxood marka la joogo kubada cagta waxaa ugu weyn ELMAN F.C SPORTS CALUB MAHDAAY iyo Kooxda NEW BOYS LOO YAQAAN.
QORAA ISMAIL Ismaaciil