Jump to content

User:Jamaal Cali Yare"Baledweyne"

Ka Wikipedia

Magaceygu Waa Jamaal Cali Cabdi oo Loo Yaqaano Jamaal Cali Yare waxaan ahay Gudoomiyaha Suxufiyiinta Gobolka Hiiraan hadii aan wax yar ka sheekeeyo xaalada ay ku shaqeyaan wariyaasha gobolka hiiraan waa mid qatar ah marka loo eego marxaladaha ka taagan hiiraa.

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Wariyaasha dhawaan kusoo biiray mihnada saxaafada waa kuwa aan helin tababarada muhiimka u ahaa xakameynta xirfadooda saxafadeed waxaana dadaalo badan aan sameynay ku talo jirnaa inaan arintaasi wax badan ka badalo maadama aysan muuqan cid kale oo isku xil saareysa.

[wax ka badal | wax ka badal xogta]