User:Jawiil Hiiran

Ka Wikipedia

Jawiil ( af English jawiil) waa degmo qadiimaha oo kamid degmooyinka gobalka hiiran degmada jawiil 32 km dhanka waqooyi bari waxaa ka xiga xaruntii gobalka ee magalada Beledwayne sido kale koofur galbeed 47 waxaa ka xiga degmada Mataban degmada jawiil waa degmada 6 we gobalka Hiiran sido kale galbeed waxaa ka xiga ferfer iyo DDS Somalia galbeed. MUHIIMADA DEGMADA degmada jawiil waa degmo strategy ah waa degmo ku taala bartama somalia waa degmo ay ku kulmaan dhowr wado wadada adaa gobalada dhexe wadada adaa ferfer itoobiya iyo tan Muqdisho soo adaa waa degmo beeraha caan ku ah degmadu waxaa ku taal garoon ciidan oo tabarku ku qadan jireen ciidamdii somalia degmadu waxey ledahay dhowr school iyo suuqyo xolaha iyo mid ganacsi .