User:Jeyte096

Ka Wikipedia

Mohamed abdi jeyte

Wuxuu ku dhashay degmada Ceelbuur ee gobolka galgaduud sanadkii 1991-kii, wuxuu ku barbaaray muqdisho, dugsiga qur'aanka kariimka wuxuu ka galay muqdisho, waxbarashada hoose iyo dhexe wuxuu ku qaatay dugsiga hoose dhexe ee al-islaam, wuxuuna shahaadada dhexe ka qaatay sanadkii 2006, dugsiga sare wuxuu ku qaatay isguulka sare ee al-hudda, wuxuuna shahaadada sare ka qaatay sanadkii 2010

Sanadkii 2010 kadib qalin jebintii dugsiga sare wuxuu u hayaamay suudaan, halkaa ayowna ka bilaabay waxbarashada heerka jaamaceed