User:Kaaficae
Appearance
Radio Risaala waa warbaahin madax banaan oo fadhigeeduyahay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, waxaa laga dhageestaa Risaala 102.2 Mhrs, halka Aduunka oo dhan laga dhageesto Bogga Internetka ee www.risaala.net.
Waxaa Idaacada Risaala ka howlgala Shaqaalo iyo Howlwadeeno gaaray ku dhowaad 30 ruux, waxaa Agaasime ka ah Mudane Mohamed Abdulwahaab Abdulaahi.