Jump to content

User:Kaariye karanle

Ka Wikipedia

Kaariye karanle waa mid ka mid ah beelaha hawiye kuna abtirsada (sida la ogyahay HWIYE waxa uu u kala baxaa HIRAAB iyo HERIDIID) HIRAAB. hiraabna waa 4 wiil iyo walaashood. waxa ayna kala yihiin sida tan.


  • Kaariye 🎤
  • Gidir karanle
  • Sixawle karanle
  • Waadeerre karanle (Murusade).
  • Faadumo karanle

Faadumo karanle waxa ay ahay hooyadii ilmo hiraab. taasi waxa ay ku tuseysaa hawiye lafdhabarkiisii in uu ahaa karanle hawiye.

Kaariye karanle deegaan ahaan waxa uu degaa guud ahaan wadanka somaliya iyo 3-da wadan ee deriska la ah iyo waliba sidoo kale eleteriya sida la sheego, kaariye qabiil ahaan waa midka ugu dadka yar Heridiid ama karanle, hasa ahaatee waxa ay u badanyihiin deegaan ahaan dhulka ismaamulka somalida ee Ethopia.

Kaariye karanle waxa uu u kala baxaa Labo.


  • 1. Afxaaji
  • 2. Laagsuge

Hadii aan wax ka qalday ama ay wax iga dhimanyihiin waad ku dari kartaa waadna ka reebi kartaa mahadsanid.