User:Khadar Qorshe

Ka Wikipedia

waayuhu waa jaadba jaad wareer iyo hawl jirtiyo Aduunyadu waa wareeg ilayn waagii beryaba waysaaq iyo fool badnaa inbay u wanaagsantahay inkale wadhibay baddaa inbaa waydaaratoo waqtigu ka dhamanayaa wax yaha cuduradu badhbay laxaadka tireen walee wanaaga la dhaafhadoo inina way faanaysaa inkale wahsibaa hayoo waxay ku walfeen wuxuu waynuhu xarimee ogoow intaa waa is daba wareeg wid iyo yaan lagu wanjalin wacaal iyo waa wardoon wacnina waa laga tagoo wajiga rubucaa ka wayn dadnimo way wiiqantahay haweenkana waylish iyo wakiilada reer galbeed wareegto usoo qoroo ragii wagar loogu dhiib wacdiga dhago laga furee waaniyo hadal waa la nacay wafaad hiddihii samaa afkiina la weeraryoo wakaa dhaqankii galbaday bulshada waaqlaha tagtee iswayday hadeerto ee walaaciyo yaabku dilay halkay ku wajahanyihiin haduu weedhsame gabyoo wanaaga tilmaamo oo wadaadku xadiis akhriyo waayelkuna qayliyaan dhag tiinuna waano rabin Wanaagu xaguu ka iman BY QORSHE