Jump to content

User:Khadar cabdi Ibrahim

Ka Wikipedia

Raage ugaas waxaa dhalay Ugaas warfa faarax samatar oo ahaa Ugaaskii beesha Maalinguur Ee Ogaden, waqtigaasna xukumi jiray Qabiilo badan oo aagaas ku noolaa, waxaana kasoo farcamay Abaanduulayaashii Jabiyay Ciidamadii Rayid Ee Ingiriiska markii Ogaden lasoo jabiyay!!!

Khaliif Cumar Ugaas ( Faarax samatar) Sarhaye Cali Duuli ( Xirsi samatar )