Jump to content

User:Knaan1985/Bacaadka

Ka Wikipedia

Lajiide

Lajiide  waa Magalo ku taalo gobolka Galgaduud e bartamaha Somalia.Magaladan  waxa ay isku badashay Dagmo 2016 madama ay sobuxisay dhaman shurudihi loga bahna dagmo sida Bolis istation (Police Station) Xarun Cafimad (Health Centre) Suq ganacsi (Marketplace ) dadka dagan dagmada Lajiide waxaa lagu qiyaasay dad gaaraya 40,000 oo Qoys

Lajiide waxaa si Gaar ah u daga beesha Rer Guuled Agoon.

Faah Faahin

Lajiide waxay ku taalaa bartamaha soomaaliya.Lajiide .waxay leedahay dugsi  quraan laga barto iyo sidoo kale waxaa ku yaalo dugsiyo dhexe .Sido kale waxay leedahay Bolis istation (Police Station) Xarun Cafimad (Health Centre) Suq ganacsi (Marketplace) Beelaha degan Lajiide  iyo magaalooyinka ku xeeran waxaa degan beelaha Surre Dir gaar ahaan beelaha [[Surre,Cabdale] Gaar ahaan Rer Guuled Agoon.