Jump to content

User:Laashin Luqmaan

Ka Wikipedia

Luqmaan Almaqdashi Waa abwaan iyo qoraa maakaxda iyo qalinkiisa ku taageera xorriyadda dadka Waxa hiigsigisa ka mid ah 1. Dhulka Soomaaliyeed in laga xoreeyo Shisheeyaha dhan kastaba, xag milatari, siyaasad, dhaqaale iyo bulsho.

2. In Dhulka Soomaaliyeed la mideeyo shantiisa qeybood, yeelatana hal maamul oo loogana taliyo hal meel, oo ah magaalada Muqdisho.

3. Maamulkaasi Soomaalida mideynaya si uu cadaalad u noqdo, dadkana u sinaadaan, in dastuurkiisa uu ahaado Shareecada Islaamka oo meelna aan laga tagin.