User:Luu333
Appearance
Waxaan ahay Soomaali jecel dadkiisa iyo diintiisa marnaba aan ogoleyn in Dadkiisa iyo Dalkiisa iyo Diintiisa lagu dhagro qoraal.
Waxaan ka qabalinyabiyay Kuliyada Daqaalaha.
Markasta waxaan u heelanahay sidii aan luuqadayda u horumarin lahaa ama sidii ay ku hormari laheyd unala tartami laheyd luuqadaha caalamiga.
Allahii Ku uuntay kacabso
Markasta noqo qof qoraalkiisa uu ku saleysanyahay cadaalad iyo xaqiiq