User:MASLAH ABDIRAHMAN
Appearance
Deegaanka miirjiicley waxa uu dhacaa 30kilometer dhanka koonfureed dagmada cabudwaaq oo ka tirsan gobolka galgaduud ee dhaca bartamaha soomaaliya Waana degmada kugu dhaw deeganka miirjiicley sidoo kale waa degmada uu ka helo taageerada hormarineed ee ugu badan Deegaanka waxa laga hirgalshay waxyaalaha lagama maarmaanka u ah hormarinta bulshada sida school hoose/dhexe,isbitaal xarun bulsho iyo ceelbiyoodyo Waxa hirgalshay dadka deegaanka u dhashay ee qurbaha iyo dalkaba jooga