Jump to content

User:Maaaaxx

Ka Wikipedia

Dhagadub Abdulle Osman waa nin muruq maal ah, iska xamaasha, qunyar socod ah. Waxa uu ku noolyahay gobolka mudug-dagmada Galdogob. Waa nin caana oo aad looga yaqaan magaalada. Waxa uu leeyahay dhul badan oo ku teedsan magaalada galdogob. Waa nin afar xaasle ah inta badan noloshiisa.