User:Mahad4c

Ka Wikipedia

Hiraab

Hiraab Waa Beel ka Mid ah beel Hoosaadka Beelaha Hawiye.Waxeyna Kala Yihiin.

• 1.Mudulood hiraab • 2.Madarkicis hiraab • 3.martiile hiraab sheekhaal • 4. maxamuud hiraab duduble Beesha Mudulood Qaab Dhismeedka Beesha Mudulood[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta] Beesha Mudulood waxa ay ka u kala baxdaa sida soo socota:- Odiweyn Mudulood(curud mudulood) • maxamed mudulood ama Odiweyn mudulood ama udgoon mudulood. (waa cabdi shiiq dhiblaawe) • Ciise Mudulood(Udeejeen) • Deero mudulood oo xawaadle hooyo u ah • c/racmaan mudulood(Wacweyteen) • Dalandoole Mudulood • • Hiilebi Dalandoole Mudulood • Cusmaan Dalandoole Mudulood • wacdaan cumaan Dalandoole Mudulood • Abgaal Cusmaan Dalandoole Mudulood • Moobileyn Cusmaan Dalandoole Mudulood • Ilawaay Cusmaan Dalandoole Mudulood Ogow curadka mudulood waa maxamed mudulood, ujeejeen'na iyo c/raxmaan mudulood oo low yaqano wacweyteen

waa 3 dhalkii, waana isku hooyo sidax das

, odiweyn mudulood waxaa kajooga cabdi shekh dhiblaawe, iyo walaalkiisa.macalin dhiblawe lkn waceyla looyaqan Abtirka cabdi shekh[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta] • cabdi shekh • suufi dhiblaawe • shekh maxamed • yaxye • zakariye • xaaji cumar • Tolwaaq • Abjacle • Muxammad mudulood Or (Udugeen Mudulood ) Cabdi shekh wuxuu u kala baxaa[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta] • waxa ladhashay macalin dhiblaawwe Cabdi sheekh waxay dagaan gobolada kala ah Bay,Shabeellaha Hoose,Jubbada Dhexe,Jubbada Hoose,Banaadir iyo Kenya gaar ahaan Wajeer. magalada buula gaduud iyo luglaaw kismaayo beerxaane burrgaabo jilib kutuwaareey kilinka shanaad ee itoobiya dadka acraabiga ah waxeey uyaqanaan shiiqaal cabdi shiiq dadka shiiqaasha ladhaho waa dadkii ku soo dhaweeyey koofurta soomaliya lakiin sinji waa maguuraan qofkii ubahan faah fahin intaas dheer ha ka aqristo bugaagta tariikhda sida buuga sayid barkhash ee uu qoray fah fahin intaasi dheeri ah suldaanka guud ee beesha suldan cali abiikar cismaan iyo ugas macalin nuur ayaad kala xiriiri kartaan sidoo kale waxaa laweydiin karaa beelwenyta mudulood sida beesha abgaal beesha ujeejeen Hilibi moobleen iyo wacweyteen. (ABTIRKA WACDAAN CUSMAAN ) wacdaan waa beel ka mid ah mudulow wana curudka ilmo cusmaan wacdan waxuu u kala baxaa 4 lafow ( malinla wacdaan ) (warqatila wacdaan) ( samakaayo wacdaan) iyo (warqad wacdaan ) waxeyna dagan yahin galinka shanad baay bakol banadir shabelaha hoose iyo juboyinka xudunta beesha wacdaan waa afgooye oo loo yaqaano afgooye wacdaan waxan lagu xasustaa dagalkii talyaaniga oo ay lafoole ugu baxday lafahii talyaaniga waxaa kalo lagu xasustaa beesha wacdaan cusmaan in ay gogaamineysay dagaalki lagu magac daray aji waa qabyo waxana is dultaagi donaa beesha mudulod laf laf iyo jufa jufaba tariiqdoda waxaa nii soo diyariyay ducaale c/kadir afgooye ducaalebro@gmail.com Abgaal Abgaal waa beel hoosaad ka mid ah beelweynta Mudulood ee Hawiye.waana beesha ugu xooga weyn beelaha soomaaliyeed Beesha waxay dagtaa Gobollada kala ah Mudug, Galguduud, Shabeellaha Dhexe, Banaadir, Shabeellaha Hoose , Jubbada Dhexe.iyo jubbada hoose. Sidoo kale waxay degtaa gobolka loo yaqaan Soomaali Galbeed ee hadda loo bixiyey DDSI Beesha Abgaal waa beel kamid ah beelaha ugu tirada badan soomaalida, waxeyna aad ugu badan yihiin degaanada shabellaha dhexe iyoXamar taasoo ay aaminsanyihiin in ay tahay meel ay iyagu leeyihiin. Wáxa ay caan ku yihiin derisnimada iyo Martisoorka waxaana horay loo dhahay "Allaylahe Dad Lama Caasiyee Daris Abgaalaa Leh" Abgaal waxay lahaan jireen wax lagu magacaabo Imaam kaasoo xukumi jiray kana dambayn jireen Imaam Yacquub 900 – 1870 CD, muqdisho, waxaa xukumi jiray nin la'oran jiray yaquub oo ahaa abgal cisman (Imaam Yacquub iyo imaanada soo arya oo dhan besha abgaal) 1870-1960 sano ayuu heestay mogdisho ilaa daganka abgaal OO ah ila wax weyn iyo waadi, Abgaalka Waxay can ku yihiin ku dhaqanka diinta Islamka iyo ku sabrida 4 ta fadtaxadood Abgaal Qaybaha 1- Harti Abgaal Ciise Harti,Owbakar Gaabane,Agoonyar Gaabane,Warsangali Harti, Habar Nugaal, Yaber Maxamed,Cabdalla Caroone 2- Wacbuudhan Abgaal Daa’uud, Kabaale, Xuseen Yoonis, Galmaax Yoonis [1-Cumar Galmaax (Celi & Mataan), 2-Cabdulle Galmaax, 3-Yuusuf Galmaax (Maxamed Muuse)] 3- Warculus Abgaal (Waceysle) Haarun Waceysle, Jibraa'iil Waceysle, Absuge Qombor, Macalin Dhiblaawe, Cali Gaaf, Dhagawayne Cumar, Cabdiraxmaan Saleebaan, Faqay Waceysle.

Abgaal waa beel hoosaad ka mid ah beelweynta Mudulood ee Hawiye. Beesha waxay dagtaa Gobollada kala ah Mudug, Galguduud, Shabeellaha Dhexe, Banaadir, Shabeellaha Hoose , Jubbada Dhexe.iyo jubbada hoose. Sidoo kale waxay degtaa gonolka loo yaqaan Soomaali Galbeed ee hadda loo bixiyey DDSI Beesha Abgaal waa beel kamid ah beelaha ugu tirada badan soomaalida, waxeyna aad ugu badan yihiin degaanada shabellaha dhexe iyo Xamar taasoo ay aaminsanyihiin in ay tahay meel ay iyagu leeyihiin. Wáxa ay caan ku yihiin derisnimada iyo Martisoorka waxaana horay loo dhahay "Allaylahe Dad Lama Caasiyee Daris Abgaalaa Leh" Abgaal waxay lahaan jireen wax lagu magacaabo Imaam kaasoo xukumi jiray kana dambayn jireen Imaam Yacquub 900 – 1870 CD, muqdisho, waxaa xukumi jiray nin la'oran jiray yaquub oo ahaa abgal cisman (Imaam Yacquub iyo imaanada soo arya oo dhan besha abgaal) 1870-1960 sano ayuu heestay mogdisho ilaa daganka abgaal Tirada guud ee dadka 2,988,231 Meelaha ay ku badan yihiin Soomaaliya 1,700,301 Kenya 50,385 Sacuudi Carabiya 20,000 Talyaaniga 1,212 Ingiriiska 2,500 USA 3,490 Aduunka kale 1,142,343

Luqada soomaali

Diinta Muslim

Dadka ay dhalyo wadagaan Hawiye Abgaal Qaybaha u kala baxaan beesha abgaal 1- Harti Abgaal Ciise Harti waxa uu ukala baxaa sida tan ee soo socota: - arfax geesey - sagaar gesey - yebadhaal - bidaar - maxamed cali - sebriye - cali yaroow - yebercadde - aadam cali Owbakar, Agoonyar, Warsangali, Habar Nugaal, Yaber Maxamad, Cabadlla Caroone 2- Wacbuudhan Abgaal wuxuu ukala baxaa Daa’uud, Kabaale, xuseen yoonis, Galmaax yoonis. IGalmaax Yoonis 1 Cumar Galmaax (Celi iyo Mataan), 2 Cabdule Galmaax, 3 Yuusuf Galmaax (Maxamed Muuse) 3- Warculus Abgaal (Waceysle) Haarun Waceysle, Jibraa'iil Waceysle, Absuge, Macalin Dhiblaawe, Cali Gaaf, Dhagawayne, Cabdiraxmaan, Faqay.

waa soo aruurintii MAHAD CABDULLAHI