User:Maskaxfur.free

Ka Wikipedia

Beesha 𝐒𝐬𝐦𝐚𝐚𝐜𝐒𝐒π₯ π’πšπ₯πžπžπ›πšπšπ§ waa beel kamid ah beelaha Majeerteen

Beesha ismaaciil saleebaan waxay degtaa

Puntland

Gobolka bari

Gobolka karkar

Gobolka Gardaful

Jubbaland

Gobolka jubada hoose

itoobiya

(Dhegmada dhagaxley oo u dhow magaalada jigjiga)

β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”-

Beesha 𝐒𝐬𝐦𝐚𝐚𝐜𝐒𝐒π₯ π’πšπ₯πžπžπ›πšπšπ§ waa beel kamida shanta beelood ee saleebaan maxamed waana beel aad u sharaf iyo qiima badan laguna yaqaan nabad jacaylka iyo daris wanaaga

Waxay beesha ismaaciil saleebaan ku leedahay dawlada puntland

β–ͺ️Gudoomiyaha ku xigeenka koowaad ee barlamaanka puntland

β–ͺ️2 xildhibaan

β–ͺ️hal xubin aqalka bosaso

β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”-

Beesha 𝐒𝐬𝐦𝐚𝐚𝐜𝐒𝐒π₯ π’πšπ₯πžπžπ›πšπšπ§ waxay u qaybsamaan afar bahood

1- Bahdir (Reer beeldaaje)

2- Bah warsangali

3- Bah awrtable

4- Bah Mareexaan

β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”-

Beesha ismaaciil saleebaan waxaa ka dhashay

1- Jeneraal Muhammad Yunis oo ku magac dheer Jeneraal Samora

Wuxuu ahaa Taliyaha Guud ee Ciidanka Difaaca Qaranka Itoobiya xiligii dawladii tigreega

2- Abuukaate Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan Abdiaziz A. Osman

guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Puntland ahna xildhibaan puntland

3- Raage Salax Cusmaan

Xildhibaan puntland

4- siyasi rugcada ah ex Xildhiban Maxamed Axmed Jaceel Aarlibaax

5- Wasiir ku xigeenka Wasaradda Kaluumaysiga Puntland

Mahmoud M. Ali Gabax

6- Wasiir ku xigeenka Wasaradda Kaluumaysiga Puntland ahana  Musharax aqalka sare somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ 2021

Abdirahman Sh Salad Jawle

7- Wasiir ku xigeenka Wasaradda Kaluumaysiga Puntland ahna Afhayeenka jamhadi xorenta Jubbaland Mudane Bile Mahamud Qabowsade

8- Gabadhi Ugu horeysay oo weriye gobolka bari noqota Suleeqo Mohamud Qabowsade

9- Gudoomiyaha maxkamada sare ee Puntland sh.nuur Ciise Maxamed

10- Agaasimaha guud ee migrationka Puntland  fuaad

11- Wasiir ku xigeen wasarada kalumaysiga cabdikhaaliq xeef

12- isuduwaha gobolka bari Ee wasaarada arimaha Puntland Maxamed Ugaas

13- isudawaha gobolka bari Ee wasaarada Tamarta iyo biyaha Cabdirashiid Cabdullaahi,

14- Gudoomiyaha Maxkamada racfaanka Gobolka bari Aadan Aw Axmed

15- Gudoomiyihii Maxkamada Darajda 1aad Gobolka bari ahaana Shiikh weyn oo Puntland caanka ahaa iyo Koonfur  Shiikh Salaad Jawle

16- Aqonyahanad Uu tar tantay Xildhiban degmo Magaladaa Boston usa πŸ‡ΊπŸ‡Έ  deeqa Jibrahil

17- Fananadi wayneed Aamiina Dhool

Ragii caanka ahaa waqtigii Guumeystaha Talyaaniga, iyo Dowaladi kacanka somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄

1- Muumin turjumaan,

2- Maxamuud Jawle Samater

3- Ganacsade weyn oo aad u hanti badnaa Cawad Ismaaciil.

4- Gaashaanle Sare Dibir

5- Gaashaanle sare Faarax Bari

6- Col garmashqo

7- Col Nuurdig

7- C/qaadir aw yusuf xaaji nuux

Gashanle Sare talye polce kismayo

8-  Farah sicad hurun duulye sare gashanle sare cidamada cirka

9- siciid dalboon duuliye sare gashanle dhexe cidamada cirka

10-Gudoomiyaha magaalada wardheer  Abwaan Yaasiin Cabdi Idaale

β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”-

𝐒𝐀𝐋𝐃𝐀𝐍𝐀𝐃𝐀 𝐁𝐄𝐄𝐒𝐇𝐀 πˆπ’πŒπ€π€π‚πˆπˆπ‹ 𝐒𝐀𝐋𝐄𝐄𝐁𝐀𝐀𝐍

Saldanada beesha ismaaciil saleebaan waa saldanad aoo jireen ah waxayna u kala horeeyeen sidaan:

Waxaa ugu horeeyey

1- Beeldaaje Faarax saciid Samatey , wuxuu ku dhintey 85 sano wuxuu ku aasan yahey tuulada Dardaare

2- Waxaa ku xigey

Beeldaje Nuur Beedaaje faarax saciid,

Wuxuu ku dhintey 130 sano 1984  Muqdisho buu ku aasan yahey

3- waxaa ku xigey Beeldaaje Cali Beeldaaje nuur, wuxuu ku dhintey bosaso kuna aasan yahey 2004 , da'diisuna aheyd 95 sano Dhamaan Allah u wada naxariisto jano firdowsa Allah geeyo

4- Beeldaaje Cabbaas Beedaaje cali bin jaceel

oo iminka nool oo haya Saldanadii

5- Suldaan khaalid Abshir Saalax  

5- caaqilka guud Ee beesha Cabdi Ugaas aw Axmed

Farisinka saldanada Salzburg Austria πŸ‡¦πŸ‡Ή

Afhayeenka Belaaha Daarood Suldaan Maxamed Suldaan Ismaaciil saleebaan