User:Maxamad xasan yaquub abgal
(xasan yaquub harti abgal mudulood)
beesha (yaquub) waa juffo ka baxo harti abgal waa curud ka harti abgaal, xasan yaquub waa 4 wiil oo kala ah, ((arwaaq, maxamad, diimaale , maxamuud)), waxeeyna heestaan boqortooyada ama duubka sare oo ah (IMAAM) imaam yada ayaa ka baxo ama boqortooyada sanadanada mudulood, waxeena kala dagaan magaalooyin kala duwan dagmo kala duwan, obakar(gabane) waxeey u'kala baxaan sidatan hoos eeg
obakar/ama yaquub
obakar waxee ka kooban yihiin 3da yaquub iyo adeerkood oo ah( yabaroow) ama qajafweeyn'
(**** xasan yaquub***), wuxuu dhalay 4 wiil oo kala ah,
(1) maxamad xasan yaquub oo ah curadka xasan yaquub, waxee dagaan imanka,quracjoome baladweeyne, far libaax mustaxii ilaa caro ethiopiya,jigjiga, Baabili,qoryooleey,, waxeey kaloo dagaan, mudug. xamar, wuxuu dhalay Afar wiil oo kala ah , Maxamed ' cumar 'Xasan'Nuur 4 daas ilama maxamed xasan waxeey ka tirsanyihiin Beesha Reer Amiir oo eey gashaan buur yihiin laga soo bilaabo waqtigii eey soo caroodeen ilaa hada waxaana dib ulabtay inyar oo wax laqeyb sadaa Abobakar gabane inyar, maxamad Xasan wuxu ka soo cadhooday markii boqortoyada duubka imaam nimada lasiiyay walaalkiis yaraa ee diimaale, kadib ayuu u'haajiray caro hiiraan, waxaa ka soo jeedo dad caan ah sida, ninkii dowladi taleex ka ahaa khusuusigi khaligii ugu weeyna oo talada iyo shareecada islamka ku xukumi jiray, talada ugu weeyn hayay 1905 ilaa 1912 seedigiisna uu ahaa sayid maxamad cabdule xasan 1899, gabay gi ku baxay axmedfiqi wuxuu ah, waxa sidatan iigalay waa seedigeey rumee, sawaab kagama helin sadaqadii axmadfiqi.
(2) diimaale xasan yaquub, waa yaraanka xasan yaquub, waxaana loo duubay imaam nimadi boqortoyada mudulood, waxeey dagaan shabeelda dhexe, xamar, afgooye, biyo cade, adan yabale, cadale, waxaa ka dhashay imama maxamuud imaam.sidoo kale waxa jiray qayb diinmale kamida oo itoobiya dagan gaar ahaan gobolka erar waxana la dhahaa ree xaaji cumar halkaas oo uu gaadhay xaaji cumar wakhti uu ku wajahnaa xajka isaga oo halkaas ku tarmay oo ku dhalay 2 wiil oo kala ahaa SHEEKH MUSTAFE IYO SHEEKH XAMSE soo laabashadiisi uu sheekhu kasoo noqday xajka ayuu jeclaystay inuu dadka ku baro diinta maadama ay ka dalbadeen oo ay aad ugu baahnayen caalim diimed isaga oo la dagay beesha gugundhabe hawiye ee jidle wayna soona dhaweyen oo degaan siiyen halkaas ayayna ku tarmen re xaaji cumar waxa ka dhashay sheekha caanka aha ee sheekh khaliif ama magaca uu caanka ku ahaa sheekh muxumed khaliif oo caanka ahaa somalida hererida iyo oromada ahaana caalimkii waynaa ee magaalada harar oo isna lagu dilay magalada harar dagaal dheeraa oo dhaxmaray sheekha iyo boqorki kiristanka ahaa ee mililik wuxuuna ku guulaystay sheekhu in uu islaamiyay amiir lijiyazu ugu dambayntii sheekha xilli salad subax ah wakhti uu masjidkii uu imaamka ka ahaa kasoo baxay salaad subax isaga oo bilaa hub ah ciidan gaashaman oo tiro badan soo weereren isaga iyo wiilkisi curadka ahaa oo ugu dambayn labadaba ay halmeel ah ku gowraceen wuxuna ku aasanyahay magalada harar oo ay so siyaartan muslimka qowmiyad walba taarikhda laga qoray oo af axmaar ku xusan ayaa taala herar balse boqortoyada iyo dawladihi iska dambeyay ee itoobiya way diiden in la sheego taarikhahaas xataa buugagti laga qoray wakhtiyadas waa la uruuriyay waana la gubay cidii lagu arkana waxa lagu qaadayay xukun dambi ugu dambayntii waxaa suldaanka hawiye ee galbeed loo magacabay wiil uu dhalay oo la oran jiray sheekh macaruuf re xaaji cumar waxa ay hadda ka mid yihiin beesha wacays cabdi ee murale jidle ama gugundhabe hawiye balse dhalasho ahaan waa xasan yacqub diinmale waana beel laga yaqaano deganka somalida laguna xisabiyo jidle waxana loo yaqaana ree sheekh ama ree ree xaaji cumar waxana laga helaa gobolka erer magaalada simane magalada babili magalada fiiq magaalada jigjiga
(3) maxamuud xasan yaquub, waxeey ka soo cadhoodeeyn boqortooyadi imaamnimada , kadib markii walaalkood yar diimale la siiyay, ayuu u haajiray , bay , bu'aale bakool ilaa afgooye jubbada hoose, waxeey galoo dagaaan shangaani xamar,waxeey isla dagaan hadamaha raxanweeynka, waxaa loo yaqanaa (MUDIN),waxaa ka dhashay boqortooyadii imaaradii yaquub 1870, marki la jabiyay ajuuran king domn, waxaa qabtay nin la'oran jiray yaquub oo xukumay 14 yrs.
(4) arwaaq xasan yaquub, waxeey dagaan, biyo cade, adan yabale, cadale warshiiq, xamar, waa wadnaha,xamar waa wadnaha xasan yaquub.
beesha YAQUUB/obakar
beesha (yaquub)/obakar waa juffo kabaxado harti abgal
waa curud ka harti abgaal, waxeeyna heestaan boqortooyada ama duubka sare oo ah (IMAAM)
imaam yada ayaa ka baxo ama boqortooyada mudulood,
waxeena kala dagaan magaalooyin kala duwan dagmo kala duwan,
yaquub/obakar, waxeey u'kala baxaan sidatan hoos eeg
((((((((((((*****yaquub))))*********** ((0bakar))
obakar ka waxee ka kooban yihiin sadax yaquub iyo adeerkood oo ah( yabaroow) ama qajafweeyn
(1) @@@*** XASAN YAQUUB******@
(**** xasan yaquub***), wuxuu dhalay 4 wiil oo kala ah,
(1) ***((maxamad xasan yaquub***)) oo ah curadka xasan yaquub, waxee dagaan imanka Bay, baladweeyne, far libaax mustaxii baladweene,, ilaa caro ethiopiya jigjiga , mudug. xamar, waxeey ukala baxaan, reer cumar, reer amiir Xasan, reer Maxamed,reer Nuur, reer iriboow , maxamad ka wuxu ka soo cadhooday markii boqortoyada duubka imaam nimada lasiiyay walaalkiis yaraa ee diimaale, kadib ayuu u'haajiray caro hiiraan, waxaa ka soo jeedo dad caan ah sida, ninkii dowladi taleex ka khusuusigi khaligii ugu weeyna oo talada iyo shareecada islamka ku xukumi jiray 1905 ilaa 1912 ee darwiish,seedigiisna uu ahaa sayid maxamad cabdule xasan 1899, gabay gi ku baxay axmedfiqi wuxuu ah, waxa sidatan iigalay waa seedigeey rumee, sawaab kagama helin sadaqadii axmadfiqi.
(2) ***((diimaale xasan yaquub***)) waa yaraanka xasan yaquub, waxaana loo duubay imaam nimadi boqortoyada mudulood, waxeey dagaan shabeelda dhexe, xamar, afgooye, biyo cade, adan yabale, cadale, waxaa ka dhashay imama maxamuud imaam,
(3) ***((maxamuud xasan yaquub***)) waxeey ka soo cadhoodeeyn boqortooyadi imaamnimada , kadib markii walaalkood yar diimale la siiyay, ayuu u haajiray , bay , bu'aale, bay ilaa jubada hoose ilaa afgooye , waxeey galoo dagaaan shangaani xamar.waxeey isla dagaan hadamaha raxanweeynka, waxaa loo yaqanaa (MUDIN), waxaa ka dhashay boqortooyadii imaaradii yaquub 1870, marki la jabiyay ajuuran king domn, waxaa qabtay nin la'oran jiray yaquub oo xukumay 16 sano.
(4) ***((arwaaq xasan yaquub***)), waxeey dagaan, biyo cade, adan yabale, cadale warshiiq, xamar, waa wadnaha xasan yaquub,
(2) (***cali yaquub****)
(((3) (*** axmad yaquub***)
((((((((4))***** yabaroow ama (qajafweeyn) oo ah adeerkood
sidoo kale cabi dimale wuxu dhalay
10 Wiil iyo hal gabar oo kala ah 1)cali cabdi dimale oo lo yaqano cali wiiq o ay degan dadkiisa biycade xamar adan yabal shabelada dhexe shabelada hose afgoi iyo mela badan