User:Maxamed Faarax Qoti

Ka Wikipedia

Maxamed Faarax Qoti  ( Pro.Mohamed Farah Qoti  (carab:  قوت   فارح محمد ) (16 Seerma-weydo 1974 ) Wuxuu ku dhashay magaalada Berbera ee Gobolka Saaxil ee Dalka Jamhuuriyada Somaliland sannadku markuu ahaa 16 April 1974.

Maxamed waxa uu ku barbaaray yaraantiisii caasimadda Hargeysa ee Dalka Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxbarashadiisii dugsiga hoose waxa ku soo qaatay dugsiga Riis sannadkii 1980-kiiillaa iyo sannadkii 1984, halka Dugsigiisii Dhexena waxa uu ku soo dhameystay dusiga hoose dhexe ee Waraabe-salaan sannadkii 1984-kii illaa iyo sannadkii 1987-kii, markii uu dhameystay dugsigiisii dhexe waxa uu u gudbay dugsiga sare ee G/Libaax.

Markii uu dhacay dagaalkii ciidamadii dhaqdhaqaaqa waddaniga Soomaaliyeed ee SNM ay ku soo qaadeen taliskii Siyaad Barre, ka dib, dib ula soo noqoshadii madax-bannaanidii Dalka Jamhuuriyadda Somaliland, sannadkii 1991-kii.

sannadkii 1991-kii illaa iyo sannadkii 1992-kii Waxa uu deeq-waxbarasho cilmiga caafimaadka oo ay ugu deeqday Hay'addii RC and RCS, markii uu soo dhameystay waxa uu ka hawl-galay Cusbitaalka Guud ee Caasimadda Hargeysa sannadkii 1992-kii iyo Goobaha Adeegyadda Caafimaadka ee loo yaqaano MCH.

Waxaannu xilla kala duwan ka soo qabtay Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu ka soo qabtay Ururiyaha Qeybta Maareynta Nidaamka Xogta caafimaadka ee Waaxda Qorsheynta (Head Data Collector of Health Management Information System) sannadkii 1998-kii-illaa iyo sannadkii...

-Madaxa Maamulka Qeybta HIV/AIDs-ka, sannadku. -Madaxa Qeybta Miisaaniyadda Hay'addaha ee Waaxda Qorsheynta ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka - Madaxa Caafimaadka Guud ee Gobolka Maroodijeex ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka. - Madaxa Maareynta Khashinka iyo Ka Xakameynta Khatarta Deegaanka Qaranka Ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka. - Madaxa Isgaadhsiinta Xidhmooyinka Adeegyadda Caafimaadka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ( Head of the EPHS)

Maxamed waxa uu soo dhameystay Jaamacadda Oxford iyo ......