User:Maxamed cusman cabdulle
Appearance
Maxamed cusman cabdulle ku dhashay gobolka sh/hoose gaar ahaan buulo mareer wax barashadiisa heerka hoose iyo sare wuxu ku soo qaatay isla meesha uu ku dhashay afaruq primary and secondary school heerkisi jaamacadeed wuxu ku qaatay magaalada muqdishu jaamacada jobkey