User:Maxamed lugsaban
Appearance
Gegmada Ceelal
Degmada ceelal waa degmo qadiimiya waxanay dhacadaa codhifka gobolka saraar waxay xad la ledahay gobolka saaxil iyo g togdheer degmadan waxaa daga belaha cumar jibriil iyo gaar ahaan reer caraale oo ma jorati ah iyo reero kamida reer yoonis iyo cumar
Degmada waxa hoos yimaada deegano badan waxana kamida
Bali caraa gunburo xangeeyo samakab gumbur caro yadanka jarinka geesa haye iyo magaalooyin kalo badan
Degmadani waxay dhacadaa badhtamaha saaraar waxana calaamad u ah buurta xaba ja dheere