User:Maxamed qadar ayuub

Ka Wikipedia

Ra'iisul wasaaraha somalia xasan cali kheyre ayaa ku dhawaaqay golaha wasiirada cusub ee xukuumadda somalia liiska magacyada wasiirada cusub dowlada

xukuumadda cusub ayaa ka kooban

26 wasiir oo ey ku jirto wasaarad cusub

oo lagu soo kordhiyay 25kii wasaaradood ee

hore waxaana ka dhex muuqda magacyo

wasiiro hore iyo kuwa cusub