Jump to content

User:Mdaahir223

Ka Wikipedia

xigmadaha Maxamed daahir.

  • Dad qaarkii waxay ka qeyb galaan aaska markuu qof ehel ah geeriyo[1]odo iyagoo muujinaya qiiro iyo inay daneyn jireen, laakiin ma daryeeli jirin kamana warqabi jirin inti uu noolaa
  • Waxaa jira dad ku maqli kara adigoo ku hadlaya kumanaan eray hadana aan ku .fahmeyn. Waxaa jira dad ku fahmaya adigoo xitaa aan hal eray ku hadlin.
  1. Maxamed daahir