Jump to content

User:Mesud omer/Bacaadka

Ka Wikipedia

Magacaygu waa sucuud muxumed cumar ku dhashay dawlad deeganka soomalida sanadku marku ahaa 1998——1999 waxan ku dhashay baadiye anigoo yar ayaan imid magaalada qabri bayax halkaasoon ka bilaabay dugsigaygi qur,anka iyo school waxan joogay mudo 2 sano ah aad uma xasuusto taarikhdu xiligay ay ahayd intaa kadib waxaan usooo gudbay magaalada jigjiga oo uu xiligaa madaxwayne ka ahaaa lugbuur halkaas ay ku dhamaytirtay waxbarashdyda inti kale


hadda waxan jooga dalka DOHA QATAR 🇶🇦 mudo sanad ah

taariicdu waa 2024/10/12 saacaduna waa 1:40 habeenimo

waxaan ku jiraa da’da 26–27 wali maanan guursan waxaan rajynaya inaan mar dhow is kala bixiyo i aha aallh

sidoo kale waxaan rajaynaya inaan mar uun aan arko dalkayga dhulkayga hoooyo ee dawlad deeganka somalia/ogadenia oo xor ah lugihiisa ku taagan inaha aallh inan maruun arko


guulaysta ogadenia/DDS 🇬🇲