User:Moha alxubayd/Sheekooyinka xayawaanada
sheekooyinka xayawaanada "carabi" قصص الحيوانات waa sheekooyin khiyaali ah oo tusaaleyn ah badanaana caruurta looga sheekeeyo taasoo miskaxdooda kobcisa badanaana waxaa lasoo qaataa sheekooyinka "diin iyo dawaco " sheekooyinkaas waxaa ka mida ee caruurta lagu madadaaliyo
""diin iyo bakayle""
bari baa waxaa jiri jiray diin-diin iyo bakayle bakaylihii oo isku ogaa inuu yahay xayawaan dheereeya ayaa isaguu maalin maalmaha ka mida meel iska socda waxa uu arkay diin-diin meel iska fadhiya ama geed hoostiis fadhiya, bakaylihii oo dhiiran ayaa waxa uu soo aaday dhankii diindiinka waxaana dhex martay sheekada
""BAKAYLE "" WAAN KU SALAAMAY DIINOW ""DIIN ""WAAN KAA QAADAY ""BAKAYLE "" WAXAAN MAANTa niyadaydu isiisay inaan bal istijaabsano oo aan tartano oo aan is fagaarayno xooga ""diin "" oo yaaban oo xoogaa caga jiidayaya ayaa ku jawaabay maxuma balse aniga ma'aan kula tartami karo bakaylow maxaa yeelay isku orod ma nihin oo socodkaaga kaliyaaba orodkayga ka dheereeya ee mid kale iska raadso hadii aad tartan doonayso... waxay socotaba markii danbe waa la balamay oo is ku yimi oo goob lagu balamay la yimi, markii uu oradku bilaabmaday ayaa bakaylihii halmar dhug dhahay oo orod is qabtay halka diindiinkii uu halkii daqiiqaba mitir barkii soconayay bakaylihii ayaa markii uu dhexda marayay is yiri ninyow xaad iska daalinaysaa maad xoogaa yara nasatid ooo geedkaan idka yara seexatid diiddiinku kusoo gaari mahayee bal intaad is daalinaysid halkaa ayuuna bakaylihii iska seexday, halka uu diindiinkii maantoodhan soo socday oo uusan is niyad jabin wuxuu socdaba waxa uu soo gaaray diindiinkii bakaylihii oo meel iska hurda lam@wsan hadlinee socodkiisii ayuu idka sii watay oo meeshii gaaray, halka uu bakaylihii goor danbe hurdadii kasoo kacay isagoo laga tagay oo laga guulaystay, wuxuuna is ka tagay isagoo niyad jabsan
'maxaa laga faa iidayaa sheek@dan?
1:in waligaa aadan is dhihin intaad aragtid qof kaslita kani waa wax mayaqaan ee iska yas 2: … 3… 4…