U bood nuxurka

User:Mohamed Ahmed Osman

Ka Wikipedia

Mohamed Ahmed Osman waa aqoonyahan soomaaliyeed ku dhashay tuulada Luhobare ee hoostagta degmada Buurhakaba,Baay-Somalia, Kuna Soo barbaaray Caasimada soomaaliya, waxbarashadiisa Hoose,dhexe,sare ilaa heerkiisa jaamacada waxaa uu ku qaatay Isla magaalada moqdishu Kuliyada maamulka.