Jump to content

User:Mohamed Ali Hassan Abdirahman

Ka Wikipedia

Suldaan:Maxamed Suldaan cali Suldaan xasan suldaan c/raxmaan wuxuu ku dhashay magaalada muqdisho sannadku markuu ahaa 21/10/1987kii, cisbitalkii hooyada iyo dhallanka ee Digfeer. Maxamed isagoo yar ayaa wadanku burburay dagaalna ka bilaabmay muqdisho oo uu ku noolaa.taas oo sababtay in uu ula qaxo qoyskoodi wadanka kenya .mudda kadib wuxuu ku soo noqday somaliya,khaasatan gobolka sool. 1994kii ayuu bilaabey barashada quraanka karimka ah.iyo primary schoolka. Wuxuu ku biiray dugsigi hoose dhaxe ee Darwish primary school ee magalada buuhoodle,marki danbana ku biiray isla Darwish secondry school.balse kuma uusan dhamaysane wuxuu ku dhamaystay nuuradiin secondary school ee