U bood nuxurka

User:Mohamed Ali mouse

Ka Wikipedia

Cabdirixiin Saleebaan

Waa Beel ka mid Ah beelweynta Majeerteen Gaar Ahaan Faraca Saleebaan Maxamed Ibraahim waxayna degtaa Beeshu Gobollada Bari, Gardfue iyo Karkaar[1]

Beesha π‚π€ππƒπˆπ‘π€π—πˆπˆπŒ 𝐒𝐀𝐋𝐄𝐄𝐁𝐀𝐀𝐍 waa beel kamid ah Beelweynta Majeerteen [1]

Beesha Cabdiraxiim Saleebaan waa Beel Nabada jecel waxayna beesha ku leedahay sharaf iyo qadarin deegaanada puntland beelaha ay dariska yihiinaΒ  aad ayay u qadariyaan

Beesha Cabdiraxiim Saleebaan waxay degtaa

Degmada isku shuban

Xafuun

Fundhicdule india ocean

XubabaysΒ 

carysimoow

Ceel mac

Ceel dhuqub -gardafu

Gumbax

β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”

Jifooyinka beesha π‚π€ππƒπˆπ‘π€π—πˆπˆπŒ 𝐒𝐀𝐋𝐄𝐄𝐁𝐀𝐀𝐍

Cabdiraxiim saleebaan wuxuu dhalay

Warfaa Cabdiraxiim

Warfaa Cabdiraxiim wuxuu dhalay

1- Maxamed Warfaa

2- Yuusuf Warfaa

Yusuf warfaa wuxuu dhalay

Xuseen yuusuf

Xuseen yuusuf wuxuu dhalay

Guuleed xuseen

Ciise xuseen

Faahiye xuseen

Faahiye xuseen wuxuu dhalay

Faarax fahiye

Siciid faahiye

Raage fahiye

Ciise Xuseen isna wuxuu dhalay

Ciise huseinΒ  beeldaaje

Sharmaarke ciise

Samatar ciise


mohamed warfaa wuxuu dhalay

Faahiye Mohamed warfa

fiqi mohamedΒ  warfa

fiqi mohamedΒ  warfa wuxuu dhalay

Cali fiqi

Cali fiqi wuxuu dhalay

Farah cali

Ismaacil cali

β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”-

Siyaasiyiinta Bessha Cabdiraxiim Saleebaan

1- Cornel Yusf jibri xaaji dhagax

taliyihii hore ee poliska goboladii koonfureed xiligii siyad barad

Markii damena ahaa godoomoyihii maxakamada sare ee puntland ugu horeeyay ahaan ninki qoray dastuurkii kumeel gaarka ahaa ee puntland.

2- Said jibril caris

Maareeyihii ugu horeeyay ee dekeda bosaso

Markii damena ahaa agasimihii guud ee wasarda dekedaha iyo kaluumaysiga

3- Bashiir ismaacil xujaale xeer ilaaliyaha maxkamadaha gobalada bari iyo hayland


4- Eng Mohamuud ali farah agasime ku xigeenka hay,ada hawada somalia

5- Abdiwali Mohamed yusuf wasirr kuxigeenkii hore howla guud

Iyo wasiirul dowlihii wasamarada aminga DDR

6- Prof Abdirsaq Mohamed huseein

Abdirisak Hussein

XildhibanΒ  hore Sweden πŸ‡ΈπŸ‡ͺ

Hadana ah musharax xildhiban qaranka sweden πŸ‡ΈπŸ‡ͺ

Iyo Macalin iyo qoraa

7- Mamulaha Hospital πŸ₯ Boosaso Gobolka Bari Dr Mohamed Husein Timajilic

β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”

isimada beesh π‚π€ππƒπˆπ‘π€π—πˆπˆπŒ 𝐒𝐀𝐋𝐄𝐄𝐁𝐀𝐀𝐍

1: BELDAAJAHA GUUD EE BESHA ( BELDAAJE CALI BELDAAJE SALAAD)

2: SULDAAN SULDAAN AYAANLE AXMED IBRAHIM

3: SULDAAN MAXAMUD JAMAAC YUUSUF

4:NABADONKA GUUD NABADON SIAD GUURE YUSUF

  1. 1 2 Cillad tixraac: Calaamadda <ref> waa aan ansax ahayn; wax qoraal ah laguma darin tixraacyada lagu magacaabay ":0".