User:Mohamed Awil
Appearance
Ibraahin Hawd waa Qoraa Soomliyeed. Waa mid ka mid Qoraayada ugu fiican ee laga akhristo mareegta internetka. Waa shakhsi Ilaahay hibo u siiyay qorista habboon ee Af Soomaaliga. Hawd waxa uu aad ugu caan baxay wax ka qorista suugaanta iyo siyaasadda, kaas oo uu ka diyaariyo maqaallo ku soo baxa wargeysyada dalka ka soo baxa. Qoraallo badan oo uu soo bandhigay, waxay bulshada ka dhex dhaliyeen buuq, iyo la is wayddiiyo shakhsiyadiisa. Waxaana maqaaladaas ka mid ah "Diinta iyo waayaha dadka" iyo "Fulayada fikirka" Buugaagta uu qoray waxa ka mid ah Aanadii Nageeye iyo Gorfaynta Deelley.